+252 90 7798232 [email protected]

sh umal pc

Nairobi: Khudbada Masjidka Abuubakr AlSidiiq Ee Nairobi Xaafada Isli Ayaa Waxaa Soo Jeediyay Lif Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Wuxuu Ku Saabsaneed Xishoodka, Sheekh M/Cabdi Umal Ayaa Aad Ugala Dardaarmay In Xishoodka Aan Laga Tagin Laguna Dhagnaado Xishoodku Sida Sheekha Hadaladisa Khudbada Kamid Ahaa Inuu Kusoo qaatay Xishoodka Inuu Yahay laba qaybood Mid ka Koowaad Waa Mid Alle Uu  u Hibeeyo dadka Oo Qofkauu  Ku Dhasho Xishoodka Waxaa Lagu Tilmaamay Inuu Yahay Midka Koowaad  Waa aqlaaqda Iyo Dhaqamada Ugu Waaween Uguna Qiimaha Badan Ee Ilaah Adoomadiisa U Hibeeyo Ay Kamid Tahay Midka Labaad  Sawabteyda uu Aduunku Uu La Yimaado Waxaana AY Dhahaan Culimada Midkaa Waxaa Lagu Siyaa Inuu  Uu Alle Weenidii Uu Garto Cadamadiisa Iyo Kawarqabka Alle Uu Kaa Warqabo Aad Garato Nicamka Uu Ku Siiyay Aad GArato Iyo Sida Aadan U Gabod Faleysid Iyo Alle SCW Sida uu Kugu Nimceeyay Aadan Adigana Shukrineynin  Khudbada OO Aad U Qiima BAdan Kafaiideysi Waca

Hoos Ka Daawo Khudbada CInwaakeydu Yahay Xisho0dka Sheekh Maxamed Cabdi Umal XAfihulaah

 

alminhaaj.com