Waxaa maali mihii lasoo dhaafay kasocotay caasimada puntland Ee garowe kulancilmiyeed uu soojeedinayay aqoonyahan ka soomaaliyeed cabdifatax maxamuud ducaale (cajab) .
Kulamdaan oo loo qabtay bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa waxay socotaymudo dhan 7bari waxaana looqabtay kulankii ugu horeeyay ardayda dugsiyada sare ee kuyaal caasimada kulankaan oo qaatay labo galbood kadib waxaa aqoonyahanka oo ay horkacayso Mu,asasada alminhaaj waxay kulamo aad waxlooga faa iidaystey qaybaha kaladuwan ee bulshada waxaana kamid ahaa meelaha aqoon isweydaarsigu kadhacay jaamacadaha . sharikaatka isgaarsiinta oo ay uguhorayso golis .oday dhaqameedka ganacsatada , dugsiyada sare ,macaahid shareecada ,waalidiin ta , ciidamada qalabka sida , waxaana ugudanbaysan kulan kii xalay oo sabti soogalaysaykadhacay masjidka weyn ee alhuda kulankaan oo ciwaankiisu ahaa (side loola dhaqmikaraa caruurteena una jeclaysiinkarnaa wax akhriska ) waxaana kasooqaybgalay boqolaal dadweyne ah oo iskugujiray rag iyo dumar waxaana kumanaankale kalasocdeen idaacadda alxikma,
Waxaana aqoonyahanku kusoo bandhigay kulankii caawa tusaalooyin iyo tajaarib aad uqiimi badan kuwaas oo dhamaan ubadnaa habkii( nabigeena muxamed caleeyhi salaatu wasalaam) uu ubarbariyay asxaabtiisii .
Waxaana halkaas caawa kusoo gaba gaboobay kulancilmiyeedkii socday mudada isbuucaa,
Dhamaan dadkii ka faa iidaystay ayaa waxay u mahadceliyeen aqoonyahan cabdi fataax cajab iyo mu,asasada alminhaaj oo iyadu soo qaban qaabisay kulancilmiyeedkaan islamarkaana utaagan danaha umada .
Nuur jaamac aadan ALMINHAAJ GAROWE