Koonfur Afrika Sheekh maxamuud maxamed shibli xafidahullaah ayaa wuxuu safar dacwadeed ku jogaa wadanka Konfur Afrika sheekh shibli ayaa wuxuu ka soo jeediyay muxadaraad kala duwan waxaana kamid aheed muxaadaraadka uu ka jeediyay Konfur Afrika Muxaadarado cinwaankeydu yahay Ridda Iyo Noocyadeeyda muxaadaradaan oo ah mid aad u qiimada badan wuxuuna taabanayaa meela kala duwan oo waayahani dambe ay umada ka gaabiyeen arima badan sheekh shibli xafidahullaah ayaa ka sugeyna muxaadarada oo faah faahsan ka faaiideysi wacan
Hoos ka daawo muxaadarada oo dhameestiran Ajir Aan Lasoo Koobi Kareenin Allaha Kasiyo Sheekh M shibli
alminhaaj.com