+252 90 7798232 [email protected]

Xafladda  Furitaanka Machadka Al-Hidaaya Waxaa Kasoo qaybgalay Mamulka Degmada Buurtinlle /Madaxda Mu’asasada Alminhaaj Gobolka Nugaal /Culimada Degmada / Waaridiin Iyo Martisharaf Kalaoobadan .

Xafladda Oo ahayd Mid Siheersare ah loo soo agaasimay Dhamaan Madaxdii ka hadashay waxay qireen in Furitaanka Iyo Hurumartinta Mac-Hadka Hidaaya Uu  Kusoo Beegmay waqti Ku Munaasab ah oo Looqabay Baahi Weyn Oo Dhanka Barashada Shareecada Islaamka Iyo Luuqada Carabiga Ah.

Maamulka Cusub Ayaa Dhakiisa Balan qaaday In uu Muda kooban Muujin doono Waxqabad Iyo Horumar Dhanka Shreecada Ah.

Sh Axmed Dheeli Oo Kuhadlayay Magaca Jaamacadda Bariga Afrika ayaa muujiyay Sida Jaamacadu Diyaar ugu taha in ay garab istaagto Machadkaan Islamarkaana sidhow ula shaqan Doonaan Islamarkaana Shahaadada Mac-Hadka Al-Hidaaya ay jaamacadu Aqoonsan tahay.

Dhankakale  Sh Mukhtaar Axmed Faarax Oo Ku hadlaay Magaca Jamaacada Al-Ictisaam Ayaa kuladardaarmay Maamulka Hidaaya In Waxa Bulshadu Kafilayso Muujiyaan Lana Tashadaan Culimada Deegaanka Iyo Dhamaan Waxgaradka Bulshada Buurtinlle .

Ugudanbayntii waxaa isna Kahadla Sh Maxamed Siciid Xasan  Gudoomiyaha Cusub Ee Al-Minhaaj G/Nugaal Waxaana uu balan qaaday in ay garab istaagayaan Mac-Hadka Al-Hidaaya Si Looga helo Miro Wanaagsan.

Nuur Jaamac Aadan Xafiiska Warbaahinta Al-Minhaaj

25 24 23 22 18 19 20 21 17 16 15 14 10 11 12 13 9y 8 7 6 1 3 4 5