+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa maanatay madaxweynaha dowladda puntland uu xariga kajaray  buundada midigar ee duleedka tuulada sunojiif.

xarig jarkaan ayaa kusoo aadamaya xili aad loogu baahnaa buundadaan uu go.day 5bilood kahor waxaana illah mahadiis ah in maantay lagu guulaystay dhamays tirka buundadaan  waxaan goobta xarigjarka ee  buundada goobjoog ka ahaa madaxweyne gaas kuxigeenkiisa mudane camay wasiiro xildhibaanno g/gobolka nugaal /duqa degmada garwe gudiga dhismaha buundooyinka oo uu hogaaminayay sh.maxamuud xaaji yuusuf/islaan ciise islaan maxamed/  culima awdiin waxaana ugu horayntiiba koobta kahadlay gudoomiyaha ganacsatada howsha dhismaha buun dooyinka looxilsaaray waxaana uu cadeeyay in ay aad ugu faraxsan yihiin isagoo uduceeyay dhamaan in tii ka howl qaadatay dhismaha buundadaan isgoo sheegay inay buundadaan dhan tahay 82mtr leedahayna 12 dalool oo biyuhu kagalaan

waxaa hadalka lagu soo dhaweeyay gudoomiyaha gudiga dhismaha buun dooyinka Sh.maxamuud xaaji yuusuf oo goobta kasoo jeediyay hadalo qiiro xanbaarsan waxaana kamid ahaa hadaladii sheekha umudu waxay ubaahan tahay illaahood uu qura iyo in ay isku duubnaadaan wax walbana waa qabsankaraan waxaana uu sheekhu xusan dhaqaalihii goobtaan kubaxay in ay garayso $900.000 waxaana ilaah mahadiis ah in dhamaan ay bixiyeen dadka iyo dowladda DHUL UDUG   Isagoo madaxda dowlada oo uu ugu horeeyo Prof Abdi wali in ay dadka u horseedaan tilaabdaan ookale  kuna amaanan yihiin go,aankii geesi nimada lahaa ee uuqaatay madaxweyne gaas .

waxaa ugu danbayntii lagu soo dhaweeyay madaxweyne gaas waxaana madaxweynaha oo wajigiisa laga dheehan karay farxad iyo rayn rayan sheegay in tilaabdaan ay farxad galinayso cidwalba oo jecel horumarka waxaana uu u mahadceliyay cidwalba oo galacan kagaysatay dhismahaan waxaana madaxweynha oo  uusoo jeediyay talo ah in waxwalba la wada qabsado si wadajirah

NUURJAAMAC  AL-MINHAAJ GAROWE

DSC06661 DSC06663 DSC06672 DSC06651 DSC06648 DSC06681 DSC06677 DSC06674