Garowe:- Waxaa Shalay Kulan Cilmiyeed Loo Qabtay Ardayda Wax Ka Barata Machadka Lagu Magacaabo Xaaji Cabdi Ee Kuyaala Magaalada Garowe Ee Xarunta dowladda Putlannd Kulan Cilmiyaadkaasi Waxaa Soo Qaban Qaabisay Mu’asasada Al Minhaaj Faraceyda Magalada Garowe Waxayna Ugu Tala Gaashay Mu’asasada Al Minhaaj Sidii Ardeyda Iyo Dhalinyarada Wax Ka Barata Macaahida Iyo Schoolada Kale Sidii aqoontooda Kor Loogu Qaadi Lahaa Ardeyda Shalay Loo Qabtay Kulandkani Ayaa Waxay Ka Socdeen Kuliyada Caafimaadka Ee Schoolka Xaaji Cabdi Waxaana kasoo Qayb Galay Culima Aw diinka Iyo Marti Sharaf Kale Waxaana Lagu Xusuusinayay Ardeyda Qaabka Aduunkooda Iyo Aaqiradooda Ay U baran Lahaayeen Ayna Ugu dadaali Lahaayeen Inay Hagaajiyaan Akhlaaqdooda Iyo Inay Ku Kalsoonadan Wax Barashadooda Ayna Ka Diktoonaadaan Inay Tahriib Iyo Inay Ku Hamiyaan Inay Qurbaha U Tahriibaan Culumada Halkaasi Kasoo Qaybgashay Waxaa Kamid Ahaa Sheekh Muqtaar Axmed Faarax Wuxuuna Kala Hadlay Ardeyda Shucuurta Iyo Musuuliyadeyda Iyo dacwada Alle Muxadaarada kale waxaa Soo Jediyay Sheekh Cabdi Qani Qorane Wuxuuna Kaga Hadlay Tariibta Iyo AKhlaaqda Wanaagsan waxayna Kusoo gaba Gabooday Jawi Wanagsan
Hoos Ka Daawo Video ga Kulan Cilmiyeedkii Loo Qabtay Schoolka Xaaji Cabdi Ee Magaalada Garowe
Mu’asasatu Al Minhaaj
Nuur Jaamac
Magaalada Garowe