+252 90 7798232 [email protected]

Tababarkaan oo ah mid sanad walaba Mu’asasada Alminhaaj ee Dacwada Iyo Horumarinta Arimaha Bulshada Xafiiskeeda Gobolka Nugaal waqtiada Fasaxa ardayda Uga faa iidayo Aqoon korarsi Muhiim ah oo ay kasoo qayb galaan Aqoon yahano Waqtigaas Arda siiya Cilmi Diini Iyo Maadi intaba leh .

Mudadii Aysocotay Dowradaan waxaan ardaydu ku qaadatay Kutub diini ah /Aqoon guud /Axaadiista Nabigeena S.C.W  / Suugaanta Somali/Khayraadka Dalkeena Iyo Duruus Kaloo lamid ah.

Soo Xiritaanka Kulan Aqooneedkaan Loogu Magacdarady Dowrada Risaala  waxaa kasoo qayb galay Wasiirku Xigeenka Wasaarada Waxbarashada Dowladda Puntland Dr Maxamed Cali Faarax /Gudoonka waxbarashada Gobolka Nugaal Xaashi Xuseen Faarax  /Madaxda sare Ee Mu’asasda Alminhaaj Nugaal /Culima Awdiin Iyo Marti sharaf Kaloo Badan .

Xafladaan oo ahayd mid siwanaagsan loo soo agaasimay ayaa  Waxaa laga soo Jeediyay  Dardaarano Iyo Khudbado Ku aadan Qiimaha uu leeyaha aqoon kororsigaan oo kale ah waxaana dhamaan mas’uuliyiintii goobta  kahadashay  Ay Siwada jir ah u ladardaarmeen ardadii ka  faa ii daysatay Mudadii  ay Socotay Dowrada Risaala .

Ugu Danbayntii ardadaan oo kakala socotay Jaamacadaha Garowe/Dugsiyada Sare/Macaahidda  Iyo arday kasoo xagaabaxay bosaso  waxaa lagudoon siiyay Shahaado Cadaynaysa Aqoontii Ay Qaateen .

Xafiiska Warbaahinta Al-Minhaaj 

Nuur Jaamac Aadan 

 

vlcsnap-2017-06-11-19h56m01s447 vlcsnap-2017-06-11-19h56m19s027 vlcsnap-2017-06-11-19h56m55s897 vlcsnap-2017-06-11-19h57m05s017 vlcsnap-2017-06-11-19h57m27s626 vlcsnap-2017-06-11-19h58m09s587 vlcsnap-2017-06-11-19h58m21s519 vlcsnap-2017-06-11-19h58m55s524 vlcsnap-2017-06-11-20h00m05s631 vlcsnap-2017-06-11-20h00m22s079 vlcsnap-2017-06-11-20h00m34s926 vlcsnap-2017-06-11-20h00m54s718 vlcsnap-2017-06-11-20h01m22s364 vlcsnap-2017-06-11-20h01m37s518 vlcsnap-2017-06-11-20h01m56s707 vlcsnap-2017-06-11-20h02m00s830 vlcsnap-2017-06-11-20h02m16s554 vlcsnap-2017-06-11-20h02m22s146 vlcsnap-2017-06-11-20h03m25s447 vlcsnap-2017-06-11-20h03m34s872 vlcsnap-2017-06-11-20h03m48s658 vlcsnap-2017-06-11-20h04m08s157 vlcsnap-2017-06-11-20h04m29s085 vlcsnap-2017-06-11-20h04m44s383 vlcsnap-2017-06-11-20h04m55s746 vlcsnap-2017-06-11-20h05m12s434 vlcsnap-2017-06-11-20h05m45s596 vlcsnap-2017-06-11-20h06m00s740 vlcsnap-2017-06-11-20h07m29s598 vlcsnap-2017-06-11-20h07m46s575 vlcsnap-2017-06-11-20h08m02s961 vlcsnap-2017-06-11-20h08m13s441 vlcsnap-2017-06-11-20h08m42s501 vlcsnap-2017-06-11-20h09m03s605 vlcsnap-2017-06-11-20h09m26s012 vlcsnap-2017-06-11-20h09m37s705 vlcsnap-2017-06-11-20h09m52s161 vlcsnap-2017-06-11-20h10m36s541 vlcsnap-2017-06-11-20h10m52s173 vlcsnap-2017-06-11-20h11m10s905 vlcsnap-2017-06-11-20h11m41s163 vlcsnap-2017-06-11-20h13m00s560 vlcsnap-2017-06-11-20h13m17s592 vlcsnap-2017-06-11-20h13m36s145 vlcsnap-2017-06-11-20h14m08s119 vlcsnap-2017-06-11-20h14m16s466 vlcsnap-2017-06-11-20h17m23s364