Mu’asasada Al-Minhaaj Gobolka Nugaal oo maalmihii lasoo dhaafay waxay kawaday Gudaha Magaalada Garowe Ololle ay ku doo nayso in ay dadku gaaraan isku filaansho islamarkaana kan wax haysta wax kasiiyo wixii allah siiyay walalkiis aan haysan wax uu ku Afuro ,
Waxayna tani kadan baysay kadib markii 2bo maalin kahor ay uqaybisay dad gaaraya 300 oo qoys waxayna kasoo aruurisay raashin kaan dad yowga ku dhaqan garowe .