Mu’asasada alminhaaj -faraca mudug
Xaflada xilwareejinta Gudoomiyaha cusub :
waxaa xalay lagu qabtay magaalada Galkacyo Ee gobolka mudug xaflad xilwareejin oo ay xilalka kula kala wareegayeen madaxdii hore ee mu’asasada Al.minhaaj ee gobolka mudug waxaana kasoo qayb galay xafladaas dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada gaalkacyo iyo madax kasocotay dagmooyinka iyo magaalooyinka mu’asasadu gaartay ee gobolka mudug.