+252 90 7798232 [email protected]

Mu’asasada a=Al-Minhaaj Xafiiskeeda Gobolka Nugaal ayaa maal mihii lasoo dhaafay waxay  ka aruurisay  jaamacada kutukata 4masjid ee ugu waa weyn garowe lacag dhan $21,049,00 waxayna ku wareejisay Xubin kamid ah gudiga taakulaynta qaxootiga kasoo barakacay Dalka yaman Sheekh Naxanuud Xaaji Yuusf .

Culimada Kasocotay Mu’asasada Al-Minhaaj Ayaa balan qaaday in ay sii wadi doo naan dadaalka ay ku doo nayaan in ay dhaqaale kugaarsiiyaan walaalahooda kasoo bara kacay dagaalka yaman Waxaana kamid ahaa Culimadii Goobta kahadashay

  • Maxamuud Xaaji Yuusuf .Xubin kamid Ah Gudiga Guud EeGurmadka Qaxootiga Yaman
  • Dalmar Guureeye Kaarshe Gudomiyaha Golaha Shuurada Al-Minhaaj Garowe
  • C/qaadir Cabdi Salaam Siyaad .Gudoomiyaha Xafiiska Dhaqaalaha Al-Minhaaj Garowe
  • C/laahi Sh.Yuusuf . Xubin Dacwada Gobolka

Ugu dan bayntii waxaa lacagtaan lagu wareejiyay sh.Maxamuud Xaaji Yuusf Waxaana Sheekhu Cadeeyay Islamarkiiba In ay ku dhacaday gacanta gudiga sare oo  ay kamid yihiin Sh.Daahir Awcabdi Iyo Sh.Axmed Yuusuf Daad waxaana sheekhu Dhamaan Bulshadii labaxday eebe  ugu baryay in wax ka khayr badan ugu badalo.

Nuur Jaamac Adan

Xafiiska War Baahinta Mu’Asasada AL-Minhaaj Puntland

[email protected]

vlcsnap-2015-05-26-10h47m24s6vlcsnap-2015-05-26-10h48m29s149 vlcsnap-2015-05-26-10h48m36s221 vlcsnap-2015-05-26-10h48m23s91 vlcsnap-2015-05-26-10h48m14s254 vlcsnap-2015-05-26-10h47m48s252vlcsnap-2015-05-26-10h48m29s149 vlcsnap-2015-05-26-10h48m51s111 vlcsnap-2015-05-26-10h48m57s174