+252 90 7798232 [email protected]

 

Mu,asasada Al-minhaaj Faraceeda Gobolka nugaal ayaa maantay ciid siin usamaysay in kabadan 100 Caruur oo iskugu jirta agoon iyo dad aan waxba haysan waxaana dadkaan loo qaybiyay lacagdhan qofwalba $30 waxaana dhamaan dadkaan oo wajiya dooda lagadheehan karay farxad  lagu wareejiyay qofqof iyagoo  ilma walba lasocdo waaridkood waxaana howshaan sooabaabulay mu,asasada alminhaaj xafiiskeeda mashaariicda khayrigaa .DSC00809DSC00903

Waxaa goobta kahadlay sheekh maxamuud xaaji yuusf waxaana sheekhu sheegay in talaabdaani tahay   mid kudayasho mudan waxaana uu bogaadiyay mu,asasada alminhaaj gaar ahaan xafiiska mashaariicada khayrigaa in aysiiwado howlahaan oo kale waxaana sidoo kale sheekhu dhamaan dadkii nasiibka u helay ugu baaqaay in aysan iska dayicin ee wax wanaagsan ku gataan  waxaana sheekhu udu ceeyay dhamaan ganacsatadii kaqayb qaadatay howshaan iyo cidii fulisay

 

Ugu danbayn tii waxaa goobta kahadlay C/raxmaan Macalim Ibraahim oo ah gudoo miyaha xasiiska mashaariicda ee mu,asasada Al-Minhaaj waxaana uu sheegay in ay dadaal dheeraad ah u galeen sidii looga farxin lahaa  agoomaha iyo dadka aan waxba haysan waxaana uu amaanay gudoomiyuhu dadkii wanaagabad naa e kala qayb qaatay suurta galinta mash ruucaan waxaana uu balan qaaday in xafiis kiisu sii wadi doono dareelka dadka aan waxba haysan.

 

NUUR JAAMAC XAFIISKA WARBAAHINTA MU,ASASADA ALMINHAAJ GAROWE

DSC00796 DSC00799 DSC00812 DSC00810  DSC00808 DSC00821 DSC00823 DSC00830 DSC00837 DSC00841 DSC00842 DSC00878 DSC00843DSC00878 DSC00902  DSC00891 DSC00892 DSC00901 DSC00906 DSC00909 DSC00911 DSC00915