munaa sabad kadhacday wasaarada waxbarasada dowladda puntland oo ay dhaqaale kula wareega yeen gudiga dhismaha buun dooyinka ayaa waxaa kasooqayb galay guduga dhismaha buun dooyinka wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada maxamed cali faarax iyo maamula yaasha schoolada kudeeqay dhaqaala haan , waxaana kamid ahaa schoolada lacagtaan soo aruuriyay Alwaaxa , Ganbool , aw cismaan , Darwiish ,Waa bari , nawaawi , lacagtaan oo gaaraysa $4500 waxaa soo aruurshay ardayda dhigata schoolada garowe . ugu horayntiiba waxaa halkaas kahadlay wasiirka kuxigeenka wasaarada waxbarashada maxamed cali faarax waxaana uu umahad celiyay dhamaan cidii kaqayb qaadatay deeq daan waxaanna uu bulshada inteeda kale kuladardaar may in ay ku daydaan . waxaa sidookale isna goobta kahadlay Godoomiyaha gudiga dhismaha buun doo yinka sheekh maxamuud xaaji yuusuf waxaana sheekhu amaan usoo jeedshay ardayda iyo maamulayaasha lacagtaan kudeeqday waxaana sheekhu eebe ugabarayay in waxay bax sheen wax kabadan eebe ugu badalo waxaa sidoo kale sheekhu u duceeyay waaridkii arday caruurtoo da kudhiiri galiyay in ay ka qayb qaataan dhismaha buun dooyinka waxaana sheekhu sheegay in ay tani tahay in ar dayda latuso iskaashiga iyo wadajirka oo ardayda lagu tara biyeeyo .