Sh Maxammuud Maxammed Shibli Aya Waxa uu Muxaadaro Cusub oo Qayim Ah Kasoo Jeediyay Masjidka Al AQSA ee Xaafada Kamurok Ee Magalada Nairobi, Sheekha Aya Muxadaradan Waxa Uu oga Hadlay Macaasida Ama Munkaraatka Ay Dadku Kudhacaan Iyo Waxayaabaha Sababa In Ay Dadku Macaasida Ku Dhacaan, Waxa Uu Sheekhu Kaga Hadlay Muxadaradiisa Saamaynta Ama Raadka Kadhasha Dunuubta Iyo Macaasida Ay Dadku Galaan, Muxadarada Ayaa Aheed Mid Ay Daweeha Soo Xaadiray Mid Ay Aad Ula DHaceen Wax Badana Ay Ka Faaiideysteen Sheekha Ayaa Inbadan Ku Cel Celiyay In La DHawrsado Inta La Noolayahay In Laga Dhawrsado Dunuubta Si Loo Gaaro Raali Ahaanshaha Alle Swc Adunka Iyo Aaqiraba Cidkasto Oo Kaldantaba Inay Alle Soo Laabato Inta Ay Goori Goori Tahay Alle Inaa U soo Laabano Baa Isku Dar Daarmeynaa Ayuu Kusoo Gaba Gabeeyay Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli xxafidahullaah Walaale Muxadarada oo Faah faahsan Kafa iideeysi Wacam
Hoos Ka Daawo Muxaadarada oo Faah Faahsan Oo Inoo Soo Jeydinaaya Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli Xafidahullaah
alminhaaj.com