Muxaadarada Caawa Waxaa kuqornaa Sh.C/raxmaan bukhaari wxuuna shiikhu kuqornaa Muuduuc Aad umuhiim ah oo ahaa فضائل الصحابة وموقف الشيعة منهم
Fadliga Saxaabada iyo Meesha ay iska Taageen Shiicadu ,shiikha ayaa kudheeraaday in uu kahadlo Fadaa isha Saxaabada wuxuuna soo raray Athar badan oo uu kasoo rarayay Salafkeenii Hore iyo Sida ay u amaaneed Saxaabada,shiikh C/raxamaan Bukhaari ayaa sheegay in saxaabadu ay yihiin kuwa nasoo gaar siiyay Qur’aanka iyo Sunada.
Qaybta Dambe Ee Muxaadarada ayuu shiikhu kaga had lay Shiicada gar ahaana Raafidada ,Saxaabadeena Gaalaysiiyay ,Khulafadeenana lacnada Markasta “Inkaari idin kudhacday ayaan anaguna leenahay”.
Isku soo duuboo Nadwada ayaa usocota Si heer sare ah waxaan garab socda Nashaadaad kale oo looqabanayo Dumarka ,Ganacsatada iyo Ducaada ,qaar kamid ah waaba dheceen ,sida tii dumarka oo ,kuwa kalana waa laqab doonaa Insha allaah.
Waxaan Rabigeen kabar yaynaa in uu nagu anfaco hadalka culumada iyagana Uu kaxifdiyo Cadow kasta magacuu rababa hasheeg tee.
Al-Minaaj Gaalkacyo