+252 90 7798232 [email protected]

DSC05870

Garowe Waxaa Masjidka Ween Al Hudaa Ee Magaalada Garowe Lagu Soo Gaba Gabeeyay Munaasabadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xxafidahullaah Caawa Oo eheed Aheenkii Ugu Dambeysay Muxadaraadkii Uu Ka Soo Waday Magaalada Garowe Gaar Ahaan Masjidka Al Hudaa  Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Caawa Wuxuu Kaga Hadlay Bidca Iyo Qaabka Loola Dhaqmaayo Ahlu Bicddaha Sheekha Ayaa Aaad Ugu Dheeraaday Qaabadka Looga Hortagi Karo Bidcooyinka Sheekha Soo Daliiliyay Nuus badan iyo Aayado Badan Kitaanka Qu’aanka Sida Uu Tilmaaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal Inay Jiri Jireen Dad Diinta Wax Kusoo daro Culimadana Looga Baahanyahay In AY KA Difaacaan Ay Yac Kadhahaan Sida Uu Tilmaamay Sheekh Ayaa Umada Ugu Digay Biccada Wuxuu Aaad Dhalayara Ugu Dardaarmay Inay Diintooda BArtaan Ayna Iska Ilaaliyaan Bidcada Iyo Afkaarta qaldan Oo Sida Sahlan Ay U qadanayaan

Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa aad ugu Dheeraaday Qaabadka Looga Hortagi Karo Bidcooyinka isagoo soo daliiliyay Axaadiis badan iyo Aayado Quraan ah, Sheekha ayaa xusay in ay jiraan dad caado ka dhigtay in diinta ay wax ku soo daraan sidaas darteedna ay waajib tahay in culimadu ay arrinkaas cadeeyaan kana hortagaan, Ugu danbayntii ayaa waxaa uu Sh Maxamed Cabdi Umal uu dardaaran qiimo badan u jeediey Da,yarta waxaan uu kula dardaarmay in alle u laabtaan oo ay bartaan diinta Islaamka si ay uga badbaadaan afkaaraha gurac ee ay kooxaha lunsan mar walba ay ku khaldaan dhalinyarad.

 

 

 

 Mu’asasatu Al Minhaaj

Garowe Masjidka Al Hudaa

Mu’asasatu Al Minhaaj

Garowe Masjidka Al Hudaa