+252 90 7798232 [email protected]

Waxaa habeenkii 5aad kasocota Masjidka Alrowda ee Magaalada Bosaso Kulan Diimeedkii 14aad ee sanadwalba lagu qaba jiray Masjidka Alrowda Bosaso waxaana Caawa Labo Muxaadaro oo Aad U qiimi Badan Soo Jeedshay Labada Sheekh ee Kala ah Sh.Axmed Daahir Xasan Iyo Sh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur .

Labada sheikh ayaa Halkudheg Uga Dhigay Muxaadaradooda Caawa In ay Waajibtahay in la ilaasha Midnimada Iyo Wada JIrka Umadda Soomaaliyeed

Labada Sheekh Muxaadaradooda Kadib waxaa Culimadu Kajawaabeen Su’aalo Diini ah Kuwas oo Bulshadu Ay Weydiiyeen waxaana Kamid ahaa Culimadii Fatwada Bixiyay Caawa

Sh.Daahir Aw Cabdi

Sh.Cabdi Raxmaan Bukhaari

Sh.Dr Axmed Jaamac Ismacill

Sh.Maxamed Macalim Axmed

Hooska Daawo Maqal Iyo Muuqaal

DSC03053 DSC03059 DSC03057 DSC03055 DSC03045 DSC03046 DSC03044 DSC03049 DSC03053 DSC03040 DSC03033 DSC03039 DSC03041 DSC03042 DSC03032 DSC03029

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/FBObuPFZv1o” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/pPaPwDHR17o” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>