+252 90 7798232 [email protected]

Nadwada Burtinle

Nawadaan oo ah tii ugu horaysay oo Culimo waa wayn sidaan oo kale uga soo qayb galaan ayaa imaanaysa Xili Dadka deegaanka Degmada Buurtinle ay baahi weyn u qabaan Kulan Cilmiyeedkaan oo kale.

Nadwadaan waxaa Sitoos ah u tabin doona Website Yo Badan oo uu hogaaminayo Halgan.net Iyo Kuwakale  waxaana Maqal Iyo Muuqaal Looga daawan karaa Dhaman Caalamka Oo Dhan .

Wixii Faafahin Ah Kalsoo Xiriir Tell:+252907723014 ama +252907721119 Email:[email protected]