Jumciyada wanaag farida iyo xumaan reebida ee kahowl gasha Caasimada puntland Ee garowe waxay sanad walba bisharamdaan qabataa barnamaij lagu afurinayo dad boqolaal ah waxaana dadkaan lasiiyaa cunta da qaybaheeda kaladuwan
Dad kamida dadkii goobta ka afurayay oo warbaahinta AlHikma media ay makarafoonka ladhaxqaaday aya kawaramay dareen kooda waxayna isku raaceen in ay aad ugu faraxsan yihiin afurkaan waxayna kawarbixiyeen cuntada ay kacunaan goobta waxayna cadeeen in ay tahay mid qaliya oo ubadan hilibka ariga .
Waxayna ugamahad celiyen cidii howshaan gacan kagasatay oo ay ugu horayso )جمعة الامر بالمعروف ونهي عن المنكر
Waxayna illah ugarajeeyeen khayr badan waxayna dhankooda ugu baaqeen in ay siiwadaan camalkaan aad na ugu faraxsan yihiin afurkaan iyo sida cadaalada leh ee ay waxloo gu qaybiyo sheekh maxame Xamari oo ah maamulaha jumciyada ayaan wax kaweydiinay waxaana uu qiray in ay howshaani tahay mid ay sanad walba bisharamadaan ay uqabato bulashada waxaana u samaynaa cunto aad uqiimi badan isagoo sheekhu dhan kiisa balanqaday in hadii eebe qadaro ay siiwadi doonaan afurinta dadka aan iyagu helikarin waxay ku afuraan siina balaarin doono howshaan oo aan gaar siin doono gobolada puntland .
Waxaan idiin soo gudbin doonaa muuqaalka afurka iyo sida uu dhacayo
Nuur Jaamac Aadan
Mu,asasada Al-Minhaaj Garowe