Qaylo Dhaan Taan Ayaa kadanbaysay Kadib Markii Madaxweyne C/wali M Cali Gaas Uu ku dhawaaqay In Puntland Ay Kajirto Amaro In Biyo La’aan waxaana loosaaray Gudi Gaar ah .
Hayada Haro Xafiiskeeda Puntland ayaa fariin qaylo dhaan ah Udirtay Umadda Islaamkaa Gaar ahaan Soomaalida meelkasta oo ay joogaan waxaana qaylo dhaantaan Hayadu Ku Codsatay In lacaawiyo Walaalaha Soomaaliyeed ee u ildaran oonka iyo gaajada .
Abaaraha iyo Biyo la;aanta ayaa kajirta in ta badan ee Goblada Puntland .
Hooskadaawo Codka Qaylo Dhaanta Hayadda Haro .