Laascaanood:-Waxaan idiiin ku soo gudbinaynaa Muxaadaro cusub oo uu galay Sh C/Naasir Xaaji Axmed oo ah Shiikhu baladka gobolka Sool iyo Cayn , Muxaadaradan oo Cinwaankeedu ahaa Dhibaadatada xun ee ay Macaasiddu u soo Jiido Bulshada iyo Qofka
Sheekh C/Naasir Xaaji Axemd wuxuu Muxaadaradan kaga waramay Macaasidu waxay tahay , Noocaydeeda, Dhibaatada ay u soo jiido qofka ku dhex nool bulshada iyo guud ahaanba Bulsada Islaamkaba.
Hoos ka daawo Raadadka xun xun ee Macaasida Sheekh C/Naasir Xaaji Axmed
Mawliid Ismaaciil Haradigeed
Lascaanood, Somaia