Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro live ah oo haatan ka bilaabaneysa Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana muxaadarada caawa soo jeedinaya Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah wuxuuna Shekha kaga hadli doonaa xadki ridddada waxay diinta Islaamka ka qabto. Waxaa kaloo si toos ugu dhageysan kareysaan IDAACADA AL-XIKMA EE MAGALOOYINKA GAROOWE BOOSAASO QARDHO IYO MAGAALOYINKA KALE MAN DIQADA PUTLAND KA FAA’IDEYSI WACAN
Muxaadarada ayaa waxaa si live ah uga baxeysaa Radio Halgan Live
Halkan ka Dhageyso Radio Halgan Live
Telfankaaga Live uga dhageyso Radio Halgan Live
Hoos ka Daawo Muxaadaradii xalay Duruus laga qaadanayo Hijradii Nabiga scw Sh Abdinur M.Mohamud
Salaf Media
Xigasha Halgan.net
alminhaaj.com