Roobdoon taan oo ahayd mid in ta badan dadka bosaso iskugu soo baxeen ayaa ahayd sida ay sheegeen dadka bosaso midi ugu weyneeyd ee abid lays kugu soo baxo waxaana laxiray dhamaan goobaha wax barashada Iyo Ganacsiga.
Roobdoontaan waxaa kasooqayb galay Culimada Diinta Maamulka Gobolka Kan Degmada Iyo Mas’uuliyiin kaloo badan.
[nggallery id=31]
Roobdoontaa ayaa imaanaysa kadib markii in ta badan deegaanada Somalidu degto laga dareemayo abaar aad uculus taas oo saamaysay dad u duunyo labadaba .
Intabadan magaalooyinka waaweyn ee Dalka waxaa laga dareemayay Maalmihii lasoo dhaafay Roobdoon ay bulshadu Allah kaga baryayaan Roob Iyo Raxmad .