+252 90 7798232 [email protected]

1 2

Wafti  uu hogaaminayo Sheekh mukhtaar axmed faarax gudoomiyaha  mu,asasada alminhaaj xafiiskeeda  caasimada puntland ee garowe, ayaa safar  dacwo waxaa uu ku tagay in kabdan  10 magaalo kuwaas oo iskugu jira magaalooyin waaweeyn  iyo tuulooyin ,

Waxaa  gudoomiyaha  safarkiisa ku weheliyey qayb ka mid culumida gobolka nugaal , safarkaas oo qaatay mudo dhan 3 beri ayaa waxay mu’asasad minhaaj gooobahaas ay geysay Mucalimiin  halkaas ka bilaabi doona kutubta diiniga ah iyo muxaadirooyin islaami ah.5

waxayna culimadii kuweheliyay safarka  kamid ahaa sheikh jaamac saciid waxaana halkaas kulahadleen dadweyne aad u farabdan  oo dhamaan tood sikaliyo lab ah usoodhaweeyay culimadda iyo macalimiinta diinta baridoona waxaana intay kugudajireen culimadu  safarkooda dadka uqabanayeen muxaadaraat kaladuwan waxaana sidookale barbar socday  in macalimiintii dadka barilahaa diin tooda lagu wareejiyo xarumihii  ay dadka waxku bari lahaayee waxaana   macalin walba gudagalay  sidii uu udiiwaan galin lahaa  ardaydii iyo dadweynihii kaladuwanaa  ee waxbari lahaa waxaana ilaa hada mu,asasadu ku guulaysatay 10 goobood in ay macalimiin gayso kuwaas oo fadhi doona  wajiga haore mudo dhan  2sano  waxaana lafilayaa in ay kazoo baxaan dad aqoon uleh diintooda suuban ,

6 7 8