+252 90 7798232 [email protected]

Ceerigaabo:-Gudoomiyaha gudiga dhaqaale aruurinta ee wadada Ceel Daahir ee Ceerigaabo Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey SBCTV waxaa uu ka waramay halka uu marayo dhaqaalihii loo qoondeeyey dhismaha wadada Ceel Daahir.

Hoos ka Daawo waraysiga SBCTV uu la yeeshay gudoomiyaha dhaqaale aruurinta Wadadda Ceel-Daahir