+252 90 7798232 [email protected]

Hargeysa:-Sh. Maxamed Sh. Cumar Dirir oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee waaweyn ee ku nool magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu wax laga xumaado ka tilmaamay in Hargeysa laga sameeyo Fashionka dharka oo iskugu jira Ragga iyo Dumarka.

Sh. Dirir ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dumar ragga masuuliyiinta ay qabtaan ay abaabulayaan dhaqan xumada lagu xayeesiinayo dumarka arrinkaas oo ah caado laga soo guuriyey dalalka reer Galbeedka.

Hoos ka Daawo Fashion-ka Ragga Xagee buu Ka soo Jeedaa. Sh Dirir

Xigasho Halgan.net