+252 90 7798232 [email protected]

Muxaadaradaan ayaa ahayd mid bulshadu siwanaagsan dhagaha ugu hayeen  maadaama shiicadu tahay mid  kusoo noqnoqta dhagaha bulshada  sheekha ayaa waxaa uu kasoo diyaariyay muxaadaro  boqolaal dadweyna ah ay ka faa iidaysteen .ayaa ugu horyantiiba soo bandhigay 4qodob oo kala ah

  • Wa maxay shiico
  • Maxay tahay fikirkeedu
  • Maxaa looga baahan yahay bulshada zunigaa

Waxaana sheeekhu kabilaabay soo ifbaxii shiicada iyo Micnaha erayga Shiico waxaana sheekhu soo qaatay nusuus ku tusinaysa  in fikirka shiicadu uu yahay mid kusalaysan Inxiraaf iyo In ay kajeesteen Hadyigii (NABIGA SALLAHU CALAYHI WASALAM.)  Sheekha oo kamid ah culimada wax badan ka qoray shiicada iyo kooxaha Xadkudbay ayaa ku dheeraaday  khatarta kaga soo wajahan Shiicada Dadka Zunigaa.

Sheekha ayaa yiri shiicadu waxay ku wariyaan cayda iyo habaarka dakii ugu fadliga badnaa umadaan marka laga reebo Suubanha  waxayna gaar ahaan habaaraan

 ( أبو بكر الصديق خليفة رسول الله )

iSheekha ayaa u dhaadhacay waa maxay fikirka shiicada danse makaleeyihiin dadka soomalida waxaana sheekhu sheegay in ay waqtigaan kawadaan dalka in ay dad isku guuriyaan guurkaas oo ah mid Zina ah wuxuuna kusalaysan yahay in nin iyo haweynay ay qandaraas wada galaan ah waan is guursanay naa waqti kadibna waan is furaynaa iyo in dhalin yarada loo diro wax barasho lacag la,aan ah waxaana kaweyn ayuu yiri sheekhu dan ta ay ka lee yihiin .

Intaas kadib waxaa darsiga qaybtiisa labaad lagu soo dhaweeyay Sh.Maxamed Mucalim Axmed waxaana sheekhu isna dhan kiisa kahadlay labada qodob eek ala ah

  • Shiico mahaysataa kitaabka qur’aanka kariimkaa
  • Shiico Ma aaminsan tahay In Nabibu S.C.W Cadaalad sameeyay

Ugu horayntiiba waxaa sheekhu soo bandhigay Shiico in aysan haysan Kitaabka qur’aanka kariimkaa waxaana sheekhu soo Qaatay  Ayaat Ka qur’aanka Iyo Zunada( NABIGEENA S.C.W) Oo ay badaleen isagoo siiwata sheekhu hadalkiisa ayuu isweydiiy Maxay ka aamin san yihiin Caa’isha Bintu Abii Bakar oo ah mid Allah kabari yeelay 7samo korkooda iyo  Abuubaar Zadiiq Oo ah saaxiibkii suubanaha iyo Cuthman Bin Cafaan R.D.C  Sheekha ayaa cadeeyay in ay ka aamin san yihiin Kuwa khilaafay Nabiga .

Waxaana Muxadarda soo xiray madaxa shaqada iyo Shaqaalaha dowlada Puntland waxaana uu u mahad celiyay Culimada Dadaalaka ay wadaan iyo sida wanagsan ee dadka u tusinayaan Khataraha kuwajahan .

DSC02665 DSC02666 DSC02667DSC02664 DSC02668  DSC02670 DSC02671  vlcsnap-2015-05-03-11h52m27s133 vlcsnap-2015-05-03-11h52m31s180DSC02672 vlcsnap-2015-05-03-11h52m35s220DSC02669 vlcsnap-2015-05-03-11h52m41s20 vlcsnap-2015-05-03-11h52m52s135 vlcsnap-2015-05-03-11h52m57s183 vlcsnap-2015-05-03-11h53m01s224 vlcsnap-2015-05-03-11h53m07s24 vlcsnap-2015-05-03-11h53m16s116 vlcsnap-2015-05-03-11h53m21s165 vlcsnap-2015-05-03-11h53m25s206