Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Si Kulul Uga Horyimid Nikii U gafay Nabiga صلي الله عليه وسلم:
by admin | Sep 24, 2017 | News, Waxqabad |
Sh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Khudbadii Jumcaha Kadib Hadal Baraajujin ah kajeedshay Masjidka Al-Huda garowe ayaa kutilmaama wax laga xumaado in qof Ugafay Suubanaha صلي الله عليه وسلم Lagarab istaago islamarkaana uu kunoolaado Magaalo Iyo Dhulmuslim .
Sheekha Oo Lagu yaqaan in Cadeeyo Caqa Islamarkaana uusan lagaban Sheegidda Xaqa ayaa Fariin udiray Dhaman Mas’uuliyiinta Iyo Shacabka somalieed uguna baaqay Sidii Sharciga Loohorkeni lahaa Ninka Kukabool falay Suubanaha صلي الله عليه وسلم
Hooskadaawo Muuqaalka.