Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh C/qaadir Boobe oo saaka ka soo socdaalay magaalada Nairobi ayaa dhawaan safar dacwo ku gaaray magaalada Nampula ee dalka Mozambique, culimada ayaa waxaa inta ay joogaan Mozambique waxaa ay muxaadaraad u jeedin doonaa jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Mozambique
Safarka culimada ayaan dib idinkaga soo faahfaahin doonaa insha Allaahu
Xigasho,Halgan.net
alminhaaj.com