+252 90 7798232 [email protected]

Malmö:-Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Malmö ee dalka Sweden in lagu qaban doono maalinta 1-4-2017 muxaadarao qiimo badan oo uu soo jeedin doono Sheekh C/raxmaan Abyad waxaana cinwaanka Muxaadarada uu yahay Xadiiskii Rasuulkeena CSW ”  كلكم راع، وكلكم مسؤول عن رعيته waxayna muxaadarda bilaaban doontaa Inshalaah 17:00

Live ama Toos waxaad uga daawan doontaa Halgan web Tv Station Broadcasting Live
http://halgan.net/webtv/ Ama Hoos ka Daawo Muxaadarada Birito waxay bilaaban doontaa Inshalaah 17:00

Muxaadarada Sh C/raxmaan Abyad waa bila waxayna gaar ah u tahay Dumarka .

Goobta lagu qaban doono
Somali Center
Nobelvägen 23, 214 29
Malmö