Bosaaso:- waxaa Masjidka AL Rowda Ee Magaalada Bosaaso Kadhacday Muxadaradii 1Aad Ee Uu Soo Jeydi yay Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahullaah Cinwaanka Muxaadarada Waxaa Loogu Magac Daray in xaqa lagu sugnaado wakhtiga fidnada Sheekha Ayaa Tilmaamay Markay Timaato Waqtiga Fitnada In La Qabsado Kitaabka Iyo Sunada Wuxuuna Uu Sheekhu tilaamay Iyo Toban qodob Dhamaantood Ku Suganyihiin Kitabka Iyo Sunada waxaana ka mid ahaa qodobadii sheekhu tilmaamay
1 Kitaabka Iyo Sunada in la qabsado
2 In ay Umadu Ku Xiranto Culimada Aqoonta Diinta U Leh Kana Amar qaadato
Waxaan idiin soo gudbin doo naa hadii eebe qadaro muxaadarada oo maqal iyo muuqaal ah
Mu’asasada Al Minhaaj