+252 90 7798232 [email protected]

sh , Umal

Nairobi Sheekh Maxmaed Cabdi Ayaa Kaga Hadlay Muxaadaraadkii Silsiladii Uu kaga Hadlaayay Islaamka Iyo Dadkiisa Oo Lagu Soo Duulay Wuxuu Xalay Masjidka 6ka Kaga Hadlay Qaybtii 2 Aad Cinwaan Wuxuu Kaga Dhigay Calmaaniyada  Sheekh M/C_Umal Ayaa Si Qoto DHeer Ugu Sheekeeyay Calmaaniyada ,Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ayaa Tilmaamay Calmaaniyada Ee Diin la La’anta  Ayaa Wuxuu Muxaadaradi Xalay KAga HAdlay Calmaaniyada Iyo Inta Ay u Qaby samaaan    , Sheekha Ayaa Ku Tilmaamay Calmaaniyadu Ay Mar xalado Kala Duwan  Ay Kusoo Jirtay Marxalad Ay Roonaa yeen Xoogaa Aysan Ku Talax Tagin Diinta Xooga Ay U Reebeen Lkn MArkii Marxaladii 2 Aad Ay Qaateen Fikirka Ilxaadiga Kusaleesan Shuuciga Ee Diin La aanta Ay Wax Walba Inkireen Ayuu Sheekha Si Qoto Dheer Ugu Hadlay HADABA WALAL HOOSKA DAAWO

  

Salafmedia Nairobi- Alminhaaj.com