Garoowe:-Waxgaradka iyo Culumada Put;and ayaa si weyn u soo Dhaweeyay Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowr maalmood ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana ay sheekha Loo Soo Dhaweeyay si aad u qiimo badan Sheekha Aad Ayuu Igu Mahad Celiyay Soo Dhaweynta Qimaaha Badan Shacabka Reer Putland Iyo Madaxdooda. Sheekha Ayaa Kasoo Amba Baxay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Sool Waxana Loo Sameeyay Sagootin Aad U Heersareyso Sheekha Ayaan Igu Duceyay Reer Sool Nabad Galyo Iyo barwaaqo Amin.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Loo Sameeyay Sagootin aad U Balaadhan Waxana Si Diiran U Soo Sogootiyay Sheekha Gobolka Sool Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed Xafidahullaah Iyo Shacabka Gobolka Sool
Waxaana Ka Daawan KAreysaa Qaybaha Video Ga
Sagootintii Gobolka Soo Iyo Sh Maxamed Cabdi Umal