Waxaa maan tay soo gaaray magaalada garowe caasimada puntland ee garowe caalimka soomaliyedd Sheekh maxamed cabdi umal.
Sheekha oo maalimihii lasoo dhaafay si aada loo gu diyaar garoobayay soo dhaweyn tiisa ayaa maantay soo gaaray garowe sheekha oo looga hor tagay tuulada (Tuka raq ) oo ujirta QIYAASTII 80km magaalada garowe ayaa waxaa ka qayb galay soo dhaweyntiisa boqolaal dadweyne ah ku was oo iskugu jiray wasiiro, xildhibaano, culimo owdiin, saraakiil, madax dhaqameed, arday, haween ,.
Sidoo kale waxaa soodhaweyntaan ka qayb qaatay qaybaha farad fuulka kuwaas oo sheekha ku soo dhaweeyay fardo waxaa soo dhaweynta kadib goobta kahadlay sheikh daahir aw cabdi waxaa sheekhu sheegay in ay maantay tahay maalin weyn oo mudan in baaldahaba lagu qoro maadaama aan aragno sheikh maxamed cabdi umal oo nala jooga waxaana sheikh daahir sikal iyo laaba ugu soo dhaweeyay puntland sheikh maxamed cabdi umal waxaa sidoo kale isna goobta kahadlay godoomiyaha gobolka nugaal sheikh c/qani waxaana uu cadeeyay in soo dhaweynta sheekha aysan u kala harin xukuumad iyi shacab midna
Sidookale waxaa isna goobta kahadlay wasiirka cadaalada iyo arimaha diinta oo isna dhan kiisa kasoo dhaweeyay imaatin ka sheikh maxamed cabdi umal waxaa isna dhan kiisa kalimado qiimi badan soo jeed shay duqa maaalada garowe waxaana uu bulshada ugu baaqay in ay ka faa iidays taan maadaama ay yihiin umad nasiib badan hadii sheikh maxamed umal lajoogo maantay waa maalin qiimi badan oo xanbaarsan farxad iyo rayn rayn sheekha eebe haxifdiyo hana noo barakeeyo cilmigiisa dan bigiisana allah hadhaafo sidaas waxaa yiri duqa degmada garowe
MU,ASASADA ALMINHAAJ XAFIISKEEDA GOBOLKA NUGAAL