+252 90 7798232 [email protected]

Sheekh maxamed cabdi umal oo saakay kasoo kicitimay caasimada puntaland ee gorowe ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay degmada dengarowe halkaas oo sheekhu muxaadaro ujeedshay boqolaal dadweyne ah oo ugu Jediyay Dadad Weena Aad U Tirabadan  usoo baxay soodhaweyn tiisa sheekha oo kalimad qiimi badan ka jeedshay Kadib Kalmadii Ayey Dad Weynihii Isku Soo Baxay halkaas ayay  waxay Ku  weydii yeen su,aalo dhowr ah kadib markii sheekhu uga jawaabay waxaa sheekha iyo wafdigii Lasocday Waxay U Kicitimeen Magalada Qardho Waxaana Halkaasi Kuso Dhaweeyay  hogaamiyaasha Iyo Wax Garadka  Madaxda maagalada qardho caasimada gobolka karkaar waxaana sheekha kahor yimid dadweyne aad ufarabadan halkaas oo sheekha sidiiran loogu soo dhaweeyay waxaana gobta ka hadlay isimo nabadoon gudoomiyaha gobolka gudoomiyaha degmada culimo awdiin iyo dadweyne kale u gudan  waxaa sheekhu dadweynaha kulahadalay goobata waxaana sheekhu usheegay in ay wada joogayaan kuna faraxsan yahay soo dhaweynta loo sameeyay

1 2 3 4 8 11 12DSC06062

DSC05942       20140614_124640 20140614_124709 20140614_124713 20140614_124716 20140614_124721 20140614_124748 20140614_124751 20140614_124850 20140614_124900     DSC06042 DSC06046 DSC06047 DSC06048 DSC06057 DSC06062 DSC06063 DSC06074 DSC06092 DSC06093 DSC06101 DSC06115 DSC06116 DSC06117

Nuur Jaamac Al Minhaaj                                                                                                                                            Magalada Qardho