+252 90 7798232 [email protected]

Dangoroyo:-  Sheekh Maxamed Cabdi Umal Oo Dhawaa nahaan Safar Dacwadeed Ku Maraayay Dhulka Soomaaliya Gaarhaan Purtland Sheekha Maxamed Cabdi Umal Oo Ku Suganaa Magalada Garowe Mudo Shan Cisho Ayaa Saakay Oo Sabti Ah Wuxuu U Kicitimay magaaloyinka Kale  Sheekh Maxmed Cabdi Umal Ayaa Saakay Barqadii Wuxuu Gaaray  Degmada Dan goroyo  Waxana Loo Soo Dhaweeyay Si Heer sare ah  Sheekha Markiiba Wuxuu Kula hadlay Dadweenihii Dagmada halkaasoo Ay Iskugu SOo Baxeen dad Weeyne Aad U Tirada Badan Shacabkii Iskugu Soo Baxay halka Sheekha Uu Kaga Jeydinaayay Kalmada Ayaa Laga dheehanaayay Inay Si Ween Ugu faraxsan yihiin Soona dhaweenayaan Sheekha Ayaa markii uu dhameeyay kalimadii wacdiga ahayd waxaa  dadwey nihii weydii yeen su,aalo dhowr ah halkaas oo sheekhu u cadeeyay sidii xaqa ahayd .

Kadib waxaa sheekha iyo waf tigii uu hogaaminayay ay usii kicitimeen caasimada gobolka karkaar ee  qardho

Hoos kadhagayso 

Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Gaaray Dagmada Dengarowe Hoos Ka Daawo Sawirada Dagmada Dengarowe

20140614_100853 20140614_100924 20140614_100929 20140614_100936 20140614_100948 20140614_101003 20140614_101443 20140614_101905 20140614_101923 20140614_102031 20140614_102109 20140614_102118 20140614_102253 20140614_102337 20140614_103532 20140614_103546 20140614_103550 20140614_104220 20140614_104226 20140614_104322 20140614_104742 20140614_104749 20140614_104801 20140614_105954 20140614_105958DSC06026

DSC06019 DSC06018 DSC06006 DSC06005  DSC05959 DSC05989 DSC05994 DSC05941 DSC05942

Al Minhaaj 

Dagmada Dengarowe