soo dhaweyntaan oo ahayd mid qaran. ayaa loo sameeyay waftiga uu hogaaminayay sheekh maxamed shakhuul waftigaan oo kasoo kicitimay wadanka keynya ayaa is kugu jiray madax dhaqameed siyaasiyiin ganacsato iyo mas uuliyiin sarsare oo kamida dowlada puntland waxaa waftigaan hogaaminayay ganac sadaha caankaa sheekh maxamed shakhuul kana mid ahaa murasha xiintii ugu cadcadaa ee juba land ,
waxaa sheekha iyo mas uu liyiinta lasocotay soo dhaweeyay culima aw diinka kusugan garowe waxaana hogaaminayay sheekh maxamuud xaaji yuusuf iyo gudoomiyaha golaha fulinta Mu,asasada Al-Minhaaj xafiiskeeda gobolka nugaal sheekh mukhtaar axmed faarax
waxaa waftiga lageeyay madax tooyada dowlada puntland halkaas oo ay kulan kulaqaateen madaxda usa raysa puntland waxaana xafiiskiisa ku qaabolay madaxweyne C/wali Maxamed Cali gaas waxaana madaxweynu uga mahad celiyay waftigaan imaansha puntland waxaana si kal iyo laab ah ugu soo dhaweeyay puntaland waxaa sidoo kale isna xafiiskiisa ku qaabilay madaxweyna kuxigeenka puntland mudane camay waxaana boo qashada kadib waftiga iyo wafti balaaran oo madaxweyne gaas hogaaminayo u anbabaxeen magaalada qardho ee gobolkarkaraar halkaas oo ay kaga qayb galayaan xaflada caleema saarka boqorka beelaha daarood boqor burhaan