India: walaalayaal halkaan waxaan idiinku soo gudbinayaa naseexo ugu horeyn naftayda iyo idinkaba
-ilaahay waxaan ka baryaya inuu noogu kaalmeeyo bishaan inaan u cibaadaysano siduu raaliga ka yahay
1. walalayaal aan ilaahay ugu mahadino inuu na soom gaadhsiiyey bishaan, dad badan baan soo gaadhin
2. cibaadad ugu horeysa aan kadhigno inaan ka fogaano wixii ramadaan ka hor xaaranta naga ahaa sida: xanta, beenta, xaasidnimada, dulmiga, daba galka ceebaha muslimiinta, fadhi ku dirirka waqti lumiska iwm
2. aan ku dadaalno cibaadadka waajibka ah sida: salaada oo waqtigeeda aan ku tukano, suneheeda iyo athkaarteeda
3. quraanka oo aanka dhigano waxaan hiigsanayno inuu noqdo inaaqnku tadaburno, waxaa aad xoog loo saara in dhawr goor la dhameeyo, waxaase ka muhiimsan inaanka dhigano akhlaaqdeena quraanka.
4. aan ka fogaano dhexgelka dadka faraha badan wuxuu keenaa qalbi qalal iyo waqti lumis, waxaan oran karaa dariiqa keliya ee ramdaan aan uga faaideysano karno waa inaan ku dadaalna akelinimada
5. adkaarta iyo ducada oo aan joogteyno
6. muslimka oo aan caffino una duceyno
8. qaraabada iyo walaidka oo aan xiririno
9. dadka aan masulka ka nahay oo ku borino bishaan inay ka faaideystaan
10.cuntada oon aan yarayno
11. sadaqada iyo dad afurinta ooaan ku dadaalno
12. in badan qalbigeena aan ku mashquulino aakhiro iyo qabriga iyo waxa naga horeeya
13, xaqlaasha oo aan quudano
14. dulmiga iyo xaarnta oo aan ka fogaano;;
Hoos Ka Dhageyso Darsigii 1 Aad Axkaamta Ramadaanka Iyo Shuruudaha La Ilaalinayo Oo Soo Jeydinaaya Sh Maxamuud M Xaliike
Hoos Ka Dhageyso Darsigii 2 Aad Axkaamta Ramadaanka Iyo Shuruudaha La Ilaalinayo Oo Soo Jeydinaaya Sh Maxamuud M Xaliike
Hoos Ka Dhageyso Darsigii 3 Aad Axkaamta Ramadaanka Iyo Shuruudaha La Ilaalinayo Oo Soo Jeydinaaya Sh Maxamuud M Xaliike