+252 90 7798232 [email protected]

sh shibli

Sheekh Maxamuud Shible ayaa waxaa lagu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee magaalada  Johannesburg waxaana ku soo dhaweeyey culumo ka tirsan Majliska Al-Bayaan iyo dadweyne kale .

Sheekh Maxamuud Shible ayaa ka qeyb gali doona hadii alle idmo Nadwo cilmiyeed maalinta birito ah ka bilaaban doonta magaalada  Johannesburg