Hindiya Howlwadeenada iyo dhamaan Maamulka Shabakada Halgan.net ayaa waxay tacsi gaara u dirayaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo wiil yar uu dhalay uu ku dhintay dalka Hindiya waxaana alle uga baryeynaa in uu u naxariisto,wiilka ayaa in muda ah xanuunsanaa.
Sh Maxamed Cabdi Umal waxaan Allaah uga baryeynaa inuu samir iyo iimaan ka siiyo bedel khayr qabana ugu bedelo Sheekh Aaamiin إنا لله وإنا إليه راجعون إن لله ماأخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى
Dhanka kale Sh Maxamuud Shible ayaa tacsi u diray Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah
Halgan.net