+252 90 7798232 [email protected]

Mecca:-Waxaa Saacadahii la soo dhaafay aad loogu faafiyey baraha lagu wada xiriiro ee internetka in uu geeriyooday  Sheekh Al-Calaamah Shariif Cabdi Nuur Xafidahulaah  warkaas oo aan sal iyo raad toona lahayn.

Halgan.net oo Khadka Telfanka kula xiriirtay culumada ku dhaqan Mecca ayaa noo xaqiijiyey in uu Sheekhu nabad qabo uuna aad u fiican yahay.

Dhamaan Soomaalida waxaan uga digeynaa kuwa Caadeystay gaaleysiina iyo been abuurka culumada kuwaas oo ay ka danbeeyaan gaalo iyo wax u shaqeeya.

Xigasho

Maamulka Halgan.net
Mecca