+252 90 7798232 [email protected]

buuga (1)

Nairobi :-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa xalay waxaa uu muxaadarooyin taxane ah oo uu kaga hadlayo buuga Xadka Riddada Maxaa ka run ah oo uu qoray Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil uu ka bilaabay Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi buuga Xadka ridada ayaa  si weyn ugu qafay diinta Islaamka iyo Nabigeenii Suubanaa CSW .

Sheekh Maxamed  Cabdi Umal ayaa xalay waxaa uu soo bandhigay qaab qormeedka buuga iyo amaana xumida qoraaga Cabdisaciid Cabdi Ismaaciil iyo sida uu buugan isaga hor imaanayao .
Muxaadaradii xalay oo ahayd muqadimo ayaa waxaa uu Sheekhu aad u dul istaagay arimo badan oo muhiim ah iyo fikirka uu xambaarsan yahay buuga iyo halka uu Salka ku hayo.

Hoos ka Daawo Muxaadaradii koowaad ee xalay uu jeediyey Sheekh Maxamed Umal uuna kaga hadlay buuga Xadka Ridada Maxaa ka run ah qeybtii 1aad

Hoos ka Daawo Muxaadaradii koowaad ee xalay uu jeediyey Sheekh Maxamed Umal uuna kaga hadlay buuga Xadka Ridada Maxaa ka run ah qeybtii 2aad

 alminhaaj.com

Salafmedia Nairobi Masjidka Abuubakar Alsidiiq

Nur Jaamac Garowe