+252 90 7798232 [email protected]

Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis ayaa Barnaamijkan ugu magac dartay‪#‎Mahiigaanka Golis HAFRIINYO MAAHEE WAA HUBAAL kaasoo si weyn u xiisa geliyey dhammaan dadkii ku sugnaa madasha dhaqanka.
Barnaamijkan #Mahiigaanka Golis abaalmarinada lagu helayey waxaa kamid ahaa Gaari nooca ‪#‎Riyaalaha ah,Computers iyo hadiyado kale oo qaali ahaa taasoo si weyn loogu ammaanay Golis.
Guddoomiyaha Barnaamijkan dhaqanka Qoraa ‪#‎Axmed Faarax Cali Idaaja oo lagu sharfay in uu qofka ugu horeeya magaciisa kasoo saaro Haruubka ay ku jireen waraaqaha si loo siiyo gaariga ay bixineysay ‪#‎Shirkadda Golis. waxaana uu Nasiisbkiisa noqday Arday Dhigta kuliyadda Caafimaadka ee JBA
Madaxa Suuqgeynta Shirkadda Golis Cabdirixmaan Dayax ayaa sheegay in ay Barnaamijkan uga goleeyihiin ka farxinta macaamiishooda iyo soo nooleynta ‪#‎dhaqanka Soomaaliyeed.

12728809_1567875306869597_4988179887082702902_n 12729237_1567875340202927_3359003539026087385_n 12729302_1567875200202941_7950542317605284559_n 12743773_1567875253536269_7886685164480531513_n