Shirkadaha ganacsiga kuwa kajira puntland ayaa waxay iska kaashadaan in ay bulshada gaar sii yaan adeeg aad muhiim u ah kuwaas wax tar muuqda u bulshada Nool iyo kuwa dhinta waxaana adeegaan qiimaha badan iska kaashada labada shir kadood ee Bixin Spare parts Iyo Qudus pharmacy Labadaan kan bani oo kajira meela badan ookamid ah soomaaliya .
ayaa waxay ku diyaar sheen adeegaan Garowe Caasimada puntland waxaana dhamaan qalab ka lagu aaso dadka dhinta iyagoo ku baxsha si bi laasha iska badaa yee khidmade waxay ugu daraan lacag cidii ay u argaan in aysan maydkaan aasan karin oo waxay waxay ka baxshaan lacagta godka waxayna guud ahaan diyaariyeen dhagax loo gu talagalay iilka maydka , waxay kaloo diyaariyeen layrarkii hadii goor hameen ah loo baahdo la if san lahaa iyo matoorkii oo uu udhamays tiran yahay dhaman adeegiisii haday tahay dhinaca shidaalka iyo gaarigii qaadi lahaa waxaa kaloo ay diyaariyeen Bixin Spare parts Iyo Qudus pharmacy Garweynadii iyo badeeladii iyo waliba jirigaamadii bi yaha la gu qaadi lahaa waxaana la oran karaa shaqadaani waa shaqo ahayd in ay qabtaan dowladda dalka kajirta balse waxaa ka ducays tay bulshada labdaan kanbani ee barkaysan .
mar aan wax ka weydiinay midkamid ay mas uuliyiinta howshaan taabagaliyay Sh.Xaamid Cabdi Samatar waxaa uu noo sheegay in ay gaarsiin doo naan dhamaan gobolada puntland .
Nuur Jaamac Aadam
Xafiiska warbaahinta
Mu,asasada Al-Minhaaj Puntland