Garoowe:maanta oo jimca ah ayaa waxaa dhamaan khudbooyinka jimcaha wadamada muslinka gaar ahaan gaar ahan wadanka somaliya kenya ahaan masjidka Al Hidaa Ee Magaalda Garoowe waxaa maanta khudna ka soo jeediyay sheekh cabdiqani Qorane maanta ayuu ugu hadlay difaacida Rasuulkeyna Salalaahu Caleyhi Wasalim sheekh cabdiqani qorane ayaa wuxuu aad ugu dheeraday sida iyo qaabka aan u difaacan laheen xabiibkeyna Salaahu Calayhi Wasalim sh cabdiqani qorane xafidahullaah ayaan si wacan u qadaal dhigay aan ka faaiideysano
Hoos Ka Daawo Video Ga Khudbada Sheekh Cabdiqani Qorane
Nuur Jamac
alminhaaj.com