+252 90 7798232 [email protected]

sh m umal

Nairobi:maanta oo jimca ah ayaa waxaa dhamaan khudbooyinka jimcaha wadamada muslinka gaar ahaan gaar ahan wadanka somaliya kenya ahaan masjidka abuubkar alsidiiq ee xaafada isli  waxaa maanta khudna ka soo jeediyay sheekh maxamed cabdi umal  maanta ayuu ugu hadlay difaacida Rasuulkeyna Salalaahu Caleyhi Wasalim sheekh maxamed cabdi umal  ayaa wuxuu aad ugu dheeraday sida iyo qaabka aan u difaacan laheen xabiibkeyna Salaahu Calayhi Wasalim inagoo cidna ku xad gudbin sheeekh maxamed cabdi umal xafidahullaah ayaan si wacan u qadaal dhigay aan ka faaiideysano

Hoos Ka Daawo Video Ga Khudbada Sheekh maxamed cabdi umal xafidahullaah 

 

Nuur Jamac Garoowe

alminhaaj.com