+252 90 7798232 [email protected]

hqdefaultNairobi:-Nadwo cilmiyeed xalay ka dhacday Masaajidka Abuu Bakar ee xaafadda Islii magaalada Nairobi ayaa waxaa looga hadlay Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka waxaana nadwada ka qeyb galaya culumada kala ah .
Sheekh Maxamuud Shible
Sheekh Dr Feysal Maxamed Cali
Nadwadan ayaa waxaa qabanqaabisay Hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada oo uu ugu horeeyo Sheekh Xudeyfe Raage oo xiriirinaya.

Hoos Ka Daawo Nadwo xalay lagu qabtay magaalada Nairobi gaar ahaan Masjidka Abubakar Sadiiq Sunada iyo Booska ay ku leedahay diinta Islaamka

Hay’adda Ixsaan ee horumarinta bulshada
Salaf Media
Alminhaaj