Kulankaan Balaaran ee Afurka Ganaral Cali Nuur ugu sameeyay maxaabiista Iyo Ciidanka asluubta ayaa looga gollahaa isdhex galka Ciidanka Asluubta Iyo Maxaabiista Sida uu sheegay Genaral Cali Nur
Ma ahan maxaabiistu Kuwa ku xiran jeel ka oo kaliya balse waxay Bartaan Shaqooyin Muhiim u ah Nolashooda Mustaqbalka
Waakan Ganaral Cali Nuur Oo Xafiiskiisa Ciidanka Asluubta Garowe Waraysi Gaar ah ku Siiyay TVGA Somali News
Maxaa biistu Waxay Jeelka Kuhaystaan Dhamaan Adeegyada Qofka Muwaa dinkaa uu xaqa U leeyahay Sida Wax barashada /Caafimaadka / Iyo Helitaanka Biyo Nadiif ah waxaana jeelka Gudihiisa Maxaabiistu Ku Qaadataa Cilmi Diini Iyo maadi Intaba leh Iyadoo ay u dheertahay Barashada Farsamada Gacanta Sida Harqaanka / Samaynta Guryaha Jiifka /Qalabka Xafiisyada /Samaynta Albaabada / Barshada Alxanka /Samaynta Bulukeetiga Iyo Shaqooyin maxbuuska Marka Uu Xabsiga Ka baxo uu ku maaraynkaro Nolashiisa
Waa kuwaan qaybo kamid ah Maxaa biista Baratay Mudadii ay jeelka Kujireen Xirfado Kaladuwan Oo Lahadlay TVGa Somali News
Taliya Kuxigeenka Xabsiga Gaanshanle Maxamed Cismaan Jaamac ayaa sheegay In Maxaabiista Iyo Ciidanku ay yihiin mudada ay wada joogaan Saaxiibo
Taliya Kuxigeenka Ciidan ka as luubta Puntland Gaanshanle sare C/laahi Cismaan Liibaan ayaa u mahad Celiyay Taliyaha Ciidanka Afuradaan qiimaha badan ee kor loogu qaadayo niyada Maxaabiista Iyo Ciidanka asluubta.[nggallery id=61]
Ugu danbayntii waxaa xaflada afurda ah hadalo dardaaran ah kajeedshay Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland Genarl Cali Nuur
Isagoo Diiday Magaca Maxaabiisa Balse Kadoor Biday Lasaxe Iyo Wax Saxe
Waxaana Uu fariin U diray Dowlada Gaar ahaan wasaaradacaafimaadka In ay Indhadheeraad ah u yeeshaan Caafimaadka Jeelka Maadaama uu jiro Cudurka Shuban Biyoodka /