+252 90 7798232 [email protected]

Tartanka Ayaa udhaxeeyay 16dugsi Qur’an oo Ku yaal Garowe waxaana soon qaban qaabisay Mu’asasada AlMinhaaj Xaflada Waxaa kasoo qaybgalay Maamulka muasaMu’as AlMinhaaj isimada dhaqanka Iyo masuuliyiin kale.

Ardaydii Gashay kaalimaha hore Ayaa lagudoonsiiyay Abaalmarimo qaali ah oo lagu dhiiri Galinayay maadaama ardaydan ay kaqayb galayaan tartanka heer Puntland oo Garowe lagu qabto sanadwalba.