+252 90 7798232 [email protected]

Ololahaan Oo uu Hormuud ka ahaa Cabdi Naasir Ibraahiim Jaamac oo ah Tababare Dhalinyarada  Kawacyi  galiya Khatarta Tahriibka oo Gacan weyn kahelaya Ardayda wax kabarata Dugsiga sare ee Ganbool  Iyo  Qaybo kamid ah Shirkadaha ganacsiga Oo ay Ugu horayso Shirkadda Golis  ayaa saakay kabilaabay olole Toga weyn ee Garowe looga gurayay Dhamaan wixii Qashin ah .

Kadib markay  islaqaateen ardayda Maamulka Iyo Macalimiinta Dugasiga Ganbool  ayaa saakay waxaa Sixoogan looga bilaabay In  Toga laga aruuriyo Dhamaan Wixi Qashin ah islamarkaana halmeel lays kugu geeyo

Waxaa  Ololahaan Kamaqnayn Maxamed Yuusuf Jamaac Tigay Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Mudug oo isa gu Udub dhaxaad U ahaa Ololihii Maantay halkaas oo uu ardayda iyo Dhamaan Dadkii Kashaqay nayay Nadaafada Qashin aruurintaa uu Maantay ku guu baabinayay  Erayo Dhiirigaliyay Dhamaan intii howsha gacanta kuhaysay waxaana erayadiisa kamid ahaa Dalka Anaaleh Duunyo Dhaafsan Maayo  Amison Kasugi mayo Iyo Ere Kaloo Qurux badan .

Waxaa dhanka kale goobta kahadlay mas uul kasocday Dowlada hoose waxaana uu dhan kooda balan qaaday in ay shaqadaan  kaqayb qaadan doonaan islamarkaana waxaa uu u mahad celiyay aradayda Gambool  Ustaad Cabdi Naasir Mr Tigay Iyo Shirkadihii Dhaqaalaha Bixiyay oo ay ugu horayso  Golis .

Ugu danbayntii waxaa lagu balamay in Dalka Dadka Diinta Loogu shaqeeyo Si hagar La’aan ah waxaana larajaynayaa in ololahaani uu siicocdo Maalmahaan Inaku soo Fool Leh :

Nuur Jaamac Aadam Xafiiska Warbaahin Alminhaaj Puntland

[email protected]

Tell: +252907723014

 

1 112 28 10 11 13 15 17 18