Culimadaan Uu Hogaaminayo Sh C/nasir Xaaji Axmed Ayaa Iskaga kala Yimid Dhamaan Deegaanada Soomaalidu Dagdo Waxayna Ulajeedada Safarkoodu yahay In ay Kaqayb qaataan nabadaynta gaalkacyo iyagoo maalmahaan ba ku baaqayay In colaada lajoojiyo .
Waftiga Culimada Ee Uu Hogaminayo Sh C/naasir Xaaji Waxaa Kamid Ahaa
- Sh Dr.Axmed Imaan
- Sh . Maxamed Macalim Axmed
- Sh. Maxamuud Xaaji Yuusuf
- Sh Axmed Cabdi Samad
- Sh Fu’aad Xaaji
- Sh Yaasiin Cabdullahi
Dhanka Kale waxaa iyana waftigaan Kusoo Biiraya Culimo Kale Oo uu kamid yahay Sh Daahor Aw Cabdi Kuwaas Oo kasoo anbabaxay Boosaaso.
Hoos kadaawo
Nuur Jaamac Aadan Alminhaaj Puntland